Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fagaas

(-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Bir ama qori la geliyo afka fardaha iyo baqlaha marka la xakamaynayo.

Erayo la-mid ah

fagaagMeel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah.fagaarageeWax meel fagaare ah ku soo bandhigid.fagaareMeel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.fagaareeU f.: fagaare u samayn.fagan1. Wax qodmay noqosho. 2. Wax duugoobay noqosho.fagax1. Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso. 2. Orod ka…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms