Qaamuuska Asalka
dibir
MagacLafdheeri
Macnaha
Dhul ciid adag, dhano ah oo aan 11 geedo badan lahayn; dhooddi.
Erayo la-mid ah
dibiLabka lo'da.dibijaanoDhalo weyn oo sal ballaaran iyo af dhuuban leh oo biyaha, qa…dibinLabada cad oo hilibka ah oo ilkaha iyo cirridka korkooda ku …dibin-siilka(c.nafl.) Xubinta galmada ee dumarka qaybteeda dibadeysa. La…dibindaabyeeWax dibindaabyo u geysasho.dibindaabyo1. Waxyeello. 2. Khayaano.dibirrootiįbir.dibirrootiLegdin si xoog leh dhulka qof ugu dhufasho.

