Qaamuuska Asalka
dibindaabyee
(-yeeyay, -yeysay)Falg2
Macnaha
Wax dibindaabyo u geysasho.
Erayo la-mid ah
dibiLabka lo'da.dibijaanoDhalo weyn oo sal ballaaran iyo af dhuuban leh oo biyaha, qa…dibinLabada cad oo hilibka ah oo ilkaha iyo cirridka korkooda ku …dibin-siilka(c.nafl.) Xubinta galmada ee dumarka qaybteeda dibadeysa. La…dibindaabyo1. Waxyeello. 2. Khayaano.dibirDhul ciid adag, dhano ah oo aan 11 geedo badan lahayn; dhood…dibirrootiįbir.dibirrootiLegdin si xoog leh dhulka qof ugu dhufasho.

