Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dibi

(dibi/-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Labka lo'da.

Erayo la-mid ah

dibijaanoDhalo weyn oo sal ballaaran iyo af dhuuban leh oo biyaha, qa…dibinLabada cad oo hilibka ah oo ilkaha iyo cirridka korkooda ku …dibin-siilka(c.nafl.) Xubinta galmada ee dumarka qaybteeda dibadeysa. La…dibindaabyeeWax dibindaabyo u geysasho.dibindaabyo1. Waxyeello. 2. Khayaano.dibirDhul ciid adag, dhano ah oo aan 11 geedo badan lahayn; dhood…dibirrootiįbir.dibirrootiLegdin si xoog leh dhulka qof ugu dhufasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms