Qaamuuska Asalka
dibin
(-bno, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Labada cad oo hilibka ah oo ilkaha iyo cirridka korkooda ku yaal, oo afka daboola, ereyadana codeeya middood; bushin; faruur. ld debin.
Erayo la-mid ah
dibiLabka lo'da.dibijaanoDhalo weyn oo sal ballaaran iyo af dhuuban leh oo biyaha, qa…dibin-siilka(c.nafl.) Xubinta galmada ee dumarka qaybteeda dibadeysa. La…dibindaabyeeWax dibindaabyo u geysasho.dibindaabyo1. Waxyeello. 2. Khayaano.dibirDhul ciid adag, dhano ah oo aan 11 geedo badan lahayn; dhood…dibirrootiįbir.dibirrootiLegdin si xoog leh dhulka qof ugu dhufasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
