Qaamuuska Asalka
dibin-siilka
(-bno ..., m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(c.nafl.) Xubinta galmada ee dumarka qaybteeda dibadeysa. Laba joog oo faruuryo ah oo kala ah dibnaha waaweyn iyo dibnaha yaryar waxay daboolaan daloolka siilka, daloolka kaadimareenka kintirkana horay bay u leexiyan.
Erayo la-mid ah
dibiLabka lo'da.dibijaanoDhalo weyn oo sal ballaaran iyo af dhuuban leh oo biyaha, qa…dibinLabada cad oo hilibka ah oo ilkaha iyo cirridka korkooda ku …dibindaabyeeWax dibindaabyo u geysasho.dibindaabyo1. Waxyeello. 2. Khayaano.dibirDhul ciid adag, dhano ah oo aan 11 geedo badan lahayn; dhood…dibirrootiįbir.dibirrootiLegdin si xoog leh dhulka qof ugu dhufasho.

