Qaamuuska Asalka
dibadyaal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. D. ah: xidid buruq iwm oo aan ciidi ku qarsoonayn. 2. D. ah: wax la xooray oo aan qiimo lahayn.
Erayo la-mid ah
dibaajidibaakh¹ m.dh ld dabaakh¹.dibaaxashold dubaaxasho.dibaaxiBoodboodid yaryar oo kolkol hilibku yeesho, siiba muruqyada;…dibaaxisKala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la' ee mara …dibaaxoMeel jirka ka mid ah gariirid. ld dubaaxo.dibad1. (fk) Meel bannaan ama awdnayn. 2. Dal shisheeye. ld dibed…dibadbaxBambax.dibadbaxDad wax ayidaaya ama wax diidaaya ama u dabbaal degaaya, soo…

