Qaamuuska Asalka
dibadbax
(-byo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Bambax.
Erayo la-mid ah
dibaajidibaakh¹ m.dh ld dabaakh¹.dibaaxashold dubaaxasho.dibaaxiBoodboodid yaryar oo kolkol hilibku yeesho, siiba muruqyada;…dibaaxisKala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la' ee mara …dibaaxoMeel jirka ka mid ah gariirid. ld dubaaxo.dibad1. (fk) Meel bannaan ama awdnayn. 2. Dal shisheeye. ld dibed…dibadjoog1. Ugaar. 2. Goonidaaq. Tus. “Ratigii dibadjoog buu noqday”.dibadyaal1. D. ah: xidid buruq iwm oo aan ciidi ku qarsoonayn. 2. D. …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
