Qaamuuska Asalka
dibaaxi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Boodboodid yaryar oo kolkol hilibku yeesho, siiba muruqyada; burunjiyayn; jarcayn. ld dubaaxi.
Erayo la-mid ah
dibaajidibaakh¹ m.dh ld dabaakh¹.dibaaxashold dubaaxasho.dibaaxisKala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la' ee mara …dibaaxoMeel jirka ka mid ah gariirid. ld dubaaxo.dibad1. (fk) Meel bannaan ama awdnayn. 2. Dal shisheeye. ld dibed…dibadbaxBambax.dibadbaxDad wax ayidaaya ama wax diidaaya ama u dabbaal degaaya, soo…dibadjoog1. Ugaar. 2. Goonidaaq. Tus. “Ratigii dibadjoog buu noqday”.

