Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dibaaxis

(c.nafl.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Kala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la' ee mara dheefmareenka, kuwaa oo suurtoggeliya socodka cuntada. Waxaana keena uururka muruqyada wareegsan ee gidaarka calool yarada. ld dubaaxis².

Erayo la-mid ah

dibaajidibaakh¹ m.dh ld dabaakh¹.dibaaxashold dubaaxasho.dibaaxiBoodboodid yaryar oo kolkol hilibku yeesho, siiba muruqyada;…dibaaxoMeel jirka ka mid ah gariirid. ld dubaaxo.dibad1. (fk) Meel bannaan ama awdnayn. 2. Dal shisheeye. ld dibed…dibadbaxBambax.dibadbaxDad wax ayidaaya ama wax diidaaya ama u dabbaal degaaya, soo…dibadjoog1. Ugaar. 2. Goonidaaq. Tus. “Ratigii dibadjoog buu noqday”.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms