Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dibaaxo

(-xay, -xday)
Falmg3

Macnaha

Meel jirka ka mid ah gariirid. ld dubaaxo.

Erayo la-mid ah

dibaajidibaakh¹ m.dh ld dabaakh¹.dibaaxashold dubaaxasho.dibaaxiBoodboodid yaryar oo kolkol hilibku yeesho, siiba muruqyada;…dibaaxisKala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la' ee mara …dibad1. (fk) Meel bannaan ama awdnayn. 2. Dal shisheeye. ld dibed…dibadbaxBambax.dibadbaxDad wax ayidaaya ama wax diidaaya ama u dabbaal degaaya, soo…dibadjoog1. Ugaar. 2. Goonidaaq. Tus. “Ratigii dibadjoog buu noqday”.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms