Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhoqro

(-oday, -otay)
Falg3

Macnaha

Cunto la cunayo meel godan oo iidaanka lagu shubo u yeelid.

Erayo la-mid ah

dhoqolHaruubka dhiisha ilmaha caanaha loogu shubo.dhoqolDhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.dhoqor/dh (-rro, m.dh) Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan ma…dhoqorQare, bocor, iwm god yar u yeelid.dhoqos/dh Dhiil weyn.dhoqranQare, bocor, iwm wax dhoqor loo yeelay ahaansho.dhoqranaanld dhoqranaansho.dhoqranaansho/dh ld dhoqranaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms