Qaamuuska Asalka
dhoqol
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Haruubka dhiisha ilmaha caanaha loogu shubo.
Erayo la-mid ah
dhoqor/dh (-rro, m.dh) Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan ma…dhoqorQare, bocor, iwm god yar u yeelid.dhoqos/dh Dhiil weyn.dhoqranQare, bocor, iwm wax dhoqor loo yeelay ahaansho.dhoqranaanld dhoqranaansho.dhoqranaansho/dh ld dhoqranaan.dhoqroCunto la cunayo meel godan oo iidaanka lagu shubo u yeelid.

