Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhoqor

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh (-rro, m.dh) Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan marka roobku da'o ee beertii ka baxda qurunto.

Erayo la-mid ah

dhoqolHaruubka dhiisha ilmaha caanaha loogu shubo.dhoqolDhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.dhoqos/dh Dhiil weyn.dhoqranQare, bocor, iwm wax dhoqor loo yeelay ahaansho.dhoqranaanld dhoqranaansho.dhoqranaansho/dh ld dhoqranaan.dhoqroCunto la cunayo meel godan oo iidaanka lagu shubo u yeelid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms