Qaamuuska Asalka
dhoqos
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh Dhiil weyn.
Erayo la-mid ah
dhoqolHaruubka dhiisha ilmaha caanaha loogu shubo.dhoqolDhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.dhoqor/dh (-rro, m.dh) Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan ma…dhoqorQare, bocor, iwm god yar u yeelid.dhoqranQare, bocor, iwm wax dhoqor loo yeelay ahaansho.dhoqranaanld dhoqranaansho.dhoqranaansho/dh ld dhoqranaan.dhoqroCunto la cunayo meel godan oo iidaanka lagu shubo u yeelid.

