Qaamuuska Asalka
dhoqran
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Qare, bocor, iwm wax dhoqor loo yeelay ahaansho.
Erayo la-mid ah
dhoqolHaruubka dhiisha ilmaha caanaha loogu shubo.dhoqolDhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.dhoqor/dh (-rro, m.dh) Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan ma…dhoqorQare, bocor, iwm god yar u yeelid.dhoqos/dh Dhiil weyn.dhoqranaanld dhoqranaansho.dhoqranaansho/dh ld dhoqranaan.dhoqroCunto la cunayo meel godan oo iidaanka lagu shubo u yeelid.

