Qaamuuska Asalka
dheefshiid
(baay.)MagacLafdheeri
Macnaha
Burburinta uu noole burburinayo cunto soo gashay ee uu ka dhigayo kiimiko ahaan qaab fudud oo si sahlan loo nuugi karo jidhkuna uu isticmaali karo ayaa loo yaqaan dh.
Erayo la-mid ah
dheecaan-calooleed(c.nafl.) Dheecaanka ay soo daayaan qanjirrada caloosha.dheecaan-gaastarig(c.nafl.) Iskujir asiidhan oo ka kooban cusbooyin aan orgaan…dheef1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka fa…dheefKa dh.: wax faa'iido ka helid.dheef-burburinBurburka dheefsasho ee molikiyuullada waaweyn ee nooluhu, is…dheefeeCid dheef siin.dheefiWax waxtar iyo dheef leh siin; cunto siin.dheefsade(baay.) Noole quuta kuwa ka yaryar, marka laga eego xagga si…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
