Qaamuuska Asalka
dheecaan-gaastarig
(dhecaanno ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Iskujir asiidhan oo ka kooban cusbooyin aan orgaanik ahayn, haydarookoloorik asiidh, iyo insaymyo dheefshiid. Tusaale ahaan: bebsin, oo ay soo saaraan qanjidho ku safan calooshu.
Erayo la-mid ah
dheecaan-calooleed(c.nafl.) Dheecaanka ay soo daayaan qanjirrada caloosha.dheef1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka fa…dheefKa dh.: wax faa'iido ka helid.dheef-burburinBurburka dheefsasho ee molikiyuullada waaweyn ee nooluhu, is…dheefeeCid dheef siin.dheefiWax waxtar iyo dheef leh siin; cunto siin.dheefsade(baay.) Noole quuta kuwa ka yaryar, marka laga eego xagga si…dheefsamaynSamayska dheefasho ee borotiinnada, duxda iyo waxyaabo kale …

