Qaamuuska Asalka
dheef-burburin
(baay.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Burburka dheefsasho ee molikiyuullada waaweyn ee nooluhu, isugu beddelaan kuwo yar yar iyada oo la sii daynayo tamar. Neefsashada ayaa tusaale u ah falgallada taxana ah ee dh. b.ta.
Erayo la-mid ah
dheecaan-calooleed(c.nafl.) Dheecaanka ay soo daayaan qanjirrada caloosha.dheecaan-gaastarig(c.nafl.) Iskujir asiidhan oo ka kooban cusbooyin aan orgaan…dheef1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka fa…dheefKa dh.: wax faa'iido ka helid.dheefeeCid dheef siin.dheefiWax waxtar iyo dheef leh siin; cunto siin.dheefsade(baay.) Noole quuta kuwa ka yaryar, marka laga eego xagga si…dheefsamaynSamayska dheefasho ee borotiinnada, duxda iyo waxyaabo kale …

