Qaamuuska Asalka
dheefsade
(-ayaal, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Noole quuta kuwa ka yaryar, marka laga eego xagga silsiladda cuntada. Daaqcunayaashu waxay quutaan dhirta cagaaran oo waa dheefsade hore, hilibcunayaashuna waxay quutaan daaq cunayaasha, markaa waa dh. dambe.
Erayo la-mid ah
dheecaan-calooleed(c.nafl.) Dheecaanka ay soo daayaan qanjirrada caloosha.dheecaan-gaastarig(c.nafl.) Iskujir asiidhan oo ka kooban cusbooyin aan orgaan…dheef1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka fa…dheefKa dh.: wax faa'iido ka helid.dheef-burburinBurburka dheefsasho ee molikiyuullada waaweyn ee nooluhu, is…dheefeeCid dheef siin.dheefiWax waxtar iyo dheef leh siin; cunto siin.dheefsamaynSamayska dheefasho ee borotiinnada, duxda iyo waxyaabo kale …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
