Qaamuuska Asalka
dabar-lammaan
(-rro ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Dabar elektaroon, wadaag ah oo isku haya laba atam kaas oo ka kooban laba lammaane elektaroon oo hal lammaane u dhigmo dabar keliya (lammaanaha sigma) kan kalena samaynaayo dabar dheeraad ah (dabarka bay).
Erayo la-mid ah
daba-aalWax wax kale gadaashiisa aallid.daba-imowKa d.: qof, xoolo iwm gadaal ka soo gaarid.daba-ka-eriNooc ciyaarta turubka ka mid ah oo lagu ciyaaro afar turub o…daba-orodQof raacdayn.dabaadi1. Xilli, intiisa ugu dambeysa. Tus. “Gu'ga dabaadigiisa baa…dabaakhFooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaa…dabaakhTartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeed…dabaakhad1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld …

