Qaamuuska Asalka
daba-aal
(-a-yiil, -a-tiil)Falg1
Macnaha
Wax wax kale gadaashiisa aallid.
Erayo la-mid ah
daba-imowKa d.: qof, xoolo iwm gadaal ka soo gaarid.daba-ka-eriNooc ciyaarta turubka ka mid ah oo lagu ciyaaro afar turub o…daba-orodQof raacdayn.dabaadi1. Xilli, intiisa ugu dambeysa. Tus. “Gu'ga dabaadigiisa baa…dabaakhFooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaa…dabaakhTartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeed…dabaakhad1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld …dabaakhidld dabaaqid, dibaakhid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
