Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dabaakh

MagacLafdheeri

Macnaha

Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.

Erayo la-mid ah

daba-aalWax wax kale gadaashiisa aallid.daba-imowKa d.: qof, xoolo iwm gadaal ka soo gaarid.daba-ka-eriNooc ciyaarta turubka ka mid ah oo lagu ciyaaro afar turub o…daba-orodQof raacdayn.dabaadi1. Xilli, intiisa ugu dambeysa. Tus. “Gu'ga dabaadigiisa baa…dabaakhad1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld …dabaakhidld dabaaqid, dibaakhid.dabaalDhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku d…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms