Qaamuuska Asalka
dabaadi
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xilli, intiisa ugu dambeysa. Tus. “Gu'ga dabaadigiisa baa geelu dhalay”. 2. D. ah: neef had iyo jeer xoolaha gadaashooda socda; haraa.
Erayo la-mid ah
daba-aalWax wax kale gadaashiisa aallid.daba-imowKa d.: qof, xoolo iwm gadaal ka soo gaarid.daba-ka-eriNooc ciyaarta turubka ka mid ah oo lagu ciyaaro afar turub o…daba-orodQof raacdayn.dabaakhFooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaa…dabaakhTartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeed…dabaakhad1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld …dabaakhidld dabaaqid, dibaakhid.

