Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dabaakhad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld dabaaqad.

Erayo la-mid ah

daba-aalWax wax kale gadaashiisa aallid.daba-imowKa d.: qof, xoolo iwm gadaal ka soo gaarid.daba-ka-eriNooc ciyaarta turubka ka mid ah oo lagu ciyaaro afar turub o…daba-orodQof raacdayn.dabaadi1. Xilli, intiisa ugu dambeysa. Tus. “Gu'ga dabaadigiisa baa…dabaakhFooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaa…dabaakhTartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeed…dabaakhidld dabaaqid, dibaakhid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms