Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daaqi

MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.

Erayo la-mid ah

daaq1. Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad. 2. ld daaqid…daaq/mg1 (-qay, -qday) Caws, caleen iwm cunid (xoolo).daaqad1. Dariishad; khalfad. 2. ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo d…daaqbaradD. ah: dhal xoolaad oo markaa billaabay cunidda caws, caleen…daaqbaroCunidda caws, caleen iwm billaabmid (dhal xoolaad).daaqcuneXayawaanka cuna daaqa gaar ahaan naasley kasta oo dhirta cun…daaqgeeXoolo daajin.daaqidld daaq¹ (2).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms