Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daaqbarad

MagacLafdheerikh

Macnaha

D. ah: dhal xoolaad oo markaa billaabay cunidda caws, caleen iwm.

Erayo la-mid ah

daaq1. Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad. 2. ld daaqid…daaq/mg1 (-qay, -qday) Caws, caleen iwm cunid (xoolo).daaqad1. Dariishad; khalfad. 2. ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo d…daaqbaroCunidda caws, caleen iwm billaabmid (dhal xoolaad).daaqcuneXayawaanka cuna daaqa gaar ahaan naasley kasta oo dhirta cun…daaqgeeXoolo daajin.daaqiNooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.daaqidld daaq¹ (2).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms