Qaamuuska Asalka
daaqcune
(c.nafl.)MagacLafdheeri
Macnaha
Xayawaanka cuna daaqa gaar ahaan naasley kasta oo dhirta cunta, sida qoobleyda lo'da, dameeraha iwm. Daaqcunayaasha waxa astaan u ah ilka qabatimay ridqidda caleemaha. ld daaqe.
Erayo la-mid ah
daaq1. Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad. 2. ld daaqid…daaq/mg1 (-qay, -qday) Caws, caleen iwm cunid (xoolo).daaqad1. Dariishad; khalfad. 2. ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo d…daaqbaradD. ah: dhal xoolaad oo markaa billaabay cunidda caws, caleen…daaqbaroCunidda caws, caleen iwm billaabmid (dhal xoolaad).daaqgeeXoolo daajin.daaqiNooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.daaqidld daaq¹ (2).

