Qaamuuska Asalka
daaqgee
(-geeyay, -geysay)Falg2
Macnaha
Xoolo daajin.
Erayo la-mid ah
daaq1. Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad. 2. ld daaqid…daaq/mg1 (-qay, -qday) Caws, caleen iwm cunid (xoolo).daaqad1. Dariishad; khalfad. 2. ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo d…daaqbaradD. ah: dhal xoolaad oo markaa billaabay cunidda caws, caleen…daaqbaroCunidda caws, caleen iwm billaabmid (dhal xoolaad).daaqcuneXayawaanka cuna daaqa gaar ahaan naasley kasta oo dhirta cun…daaqiNooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.daaqidld daaq¹ (2).

