Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daaq

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad. 2. ld daaqid.

Erayo la-mid ah

daaqad1. Dariishad; khalfad. 2. ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo d…daaqbaradD. ah: dhal xoolaad oo markaa billaabay cunidda caws, caleen…daaqbaroCunidda caws, caleen iwm billaabmid (dhal xoolaad).daaqcuneXayawaanka cuna daaqa gaar ahaan naasley kasta oo dhirta cun…daaqgeeXoolo daajin.daaqiNooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.daaqidld daaq¹ (2).daaqo(2).
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms