Qaamuuska Asalka
cudurdaaro
(-rtay, -ratay)Falmg3
Macnaha
Cudurdaar sheegasho.
Erayo la-mid ah
cududWax xoog ku muquunin.cudud1. Xubinta u dhexeysa garabka iyo xusulka. 2. Xoog; awood.cudurCaafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, o…cudur-aqoonsiAqoonsiga cudur oo uu takhtarku ku gaaro: wareysiga bukaanka…cudur-goboleed(daaw.) Cudur sida badan ama sida joogto ah looga helo wadda…cudur-raagay(daaw.) Sifo cudur muddo dheer socda; sida badan cudurkaas s…cudurdaarU c.: sababta arrin kalliftay sheegid.cudurdaarSababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.

