Qaamuuska Asalka
cudur-goboleed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Cudur sida badan ama sida joogto ah looga helo waddan ama gobol gaar ah.
Erayo la-mid ah
cudud1. Xubinta u dhexeysa garabka iyo xusulka. 2. Xoog; awood.cududWax xoog ku muquunin.cudurCaafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, o…cudur-aqoonsiAqoonsiga cudur oo uu takhtarku ku gaaro: wareysiga bukaanka…cudur-raagay(daaw.) Sifo cudur muddo dheer socda; sida badan cudurkaas s…cudurdaarU c.: sababta arrin kalliftay sheegid.cudurdaarSababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.cudurdaaroCudurdaar sheegasho.

