Qaamuuska Asalka
cudud
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Xubinta u dhexeysa garabka iyo xusulka. 2. Xoog; awood.
Erayo la-mid ah
cudurCaafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, o…cudur-aqoonsiAqoonsiga cudur oo uu takhtarku ku gaaro: wareysiga bukaanka…cudur-goboleed(daaw.) Cudur sida badan ama sida joogto ah looga helo wadda…cudur-raagay(daaw.) Sifo cudur muddo dheer socda; sida badan cudurkaas s…cudurdaarSababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.cudurdaarU c.: sababta arrin kalliftay sheegid.cudurdaaroCudurdaar sheegasho.cudurrada-galmada(C.G.) Cudur kasta oo la isugu gudbiyo galmada ama isutagga …

