Qaamuuska Asalka
cudur
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Caafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, oo uu keeno jeermi iwm.
Erayo la-mid ah
cudud1. Xubinta u dhexeysa garabka iyo xusulka. 2. Xoog; awood.cududWax xoog ku muquunin.cudur-aqoonsiAqoonsiga cudur oo uu takhtarku ku gaaro: wareysiga bukaanka…cudur-goboleed(daaw.) Cudur sida badan ama sida joogto ah looga helo wadda…cudur-raagay(daaw.) Sifo cudur muddo dheer socda; sida badan cudurkaas s…cudurdaarSababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.cudurdaarU c.: sababta arrin kalliftay sheegid.cudurdaaroCudurdaar sheegasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
