Qaamuuska Asalka
cudur-aqoonsi
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Aqoonsiga cudur oo uu takhtarku ku gaaro: wareysiga bukaanka, astaamaha cudurka iyo baaritaan sheybaar iyo raajo iwm.
Erayo la-mid ah
cudud1. Xubinta u dhexeysa garabka iyo xusulka. 2. Xoog; awood.cududWax xoog ku muquunin.cudurCaafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, o…cudur-goboleed(daaw.) Cudur sida badan ama sida joogto ah looga helo wadda…cudur-raagay(daaw.) Sifo cudur muddo dheer socda; sida badan cudurkaas s…cudurdaarSababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.cudurdaarU c.: sababta arrin kalliftay sheegid.cudurdaaroCudurdaar sheegasho.

