Qaamuuska Asalka
carshacarshee
(-sheeyay, -sheysay)Falg2
Macnaha
Eeg: carshaashee
Sidoo kale eeg:carshaashee
Erayo la-mid ah
carsaanyoNaflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab o…carsaanyowCudur halis ah oo jirka meeshuu gala cuna si dhaqsana ugu fi…carshaashaynld carshacarshayn.carshaasheeHawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.carshaasho1. (ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo. 2.…carshacarsheQas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoÿ(1).carshi1. Sariirta boqorka. 2. Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyaha…carshinDhul daaq leh, dhulka xooluhu daaqaan.

