Qaamuuska Asalka
carsaanyo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Naflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab oo ay wax ku qabato, hor iyo dibba waa u oroddaa; suulogoys; suulalgoys. ld carcarsaanyo.
Erayo la-mid ah
carsaanyowCudur halis ah oo jirka meeshuu gala cuna si dhaqsana ugu fi…carshaashaynld carshacarshayn.carshaasheeHawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.carshaasho1. (ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo. 2.…carshacarsheQas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoÿ(1).carshi1. Sariirta boqorka. 2. Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyaha…carshinDhul daaq leh, dhulka xooluhu daaqaan.

