Qaamuuska Asalka
carsaanyow
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Cudur halis ah oo jirka meeshuu gala cuna si dhaqsana ugu fida oo ilaa meeshii uu ku dhacay la gooyo aan laga bogsoon; feex; fayiix; buro; bahalaad.
Erayo la-mid ah
carsaanyoNaflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab o…carshaashaynld carshacarshayn.carshaasheeHawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.carshaasho1. (ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo. 2.…carshacarsheQas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoÿ(1).carshi1. Sariirta boqorka. 2. Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyaha…carshinDhul daaq leh, dhulka xooluhu daaqaan.

