Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

carshi

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Sariirta boqorka. 2. Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyahay oo samada sare ku sugan. 3. Geed abaareed gaaban oo leh caleemo balballaaran iyo miro macaan oo la cuno kana baxa carroguduudka.

Erayo la-mid ah

carsaanyoNaflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab o…carsaanyowCudur halis ah oo jirka meeshuu gala cuna si dhaqsana ugu fi…carshaashaynld carshacarshayn.carshaasheeHawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.carshaasho1. (ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo. 2.…carshacarsheQas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoÿ(1).carshinDhul daaq leh, dhulka xooluhu daaqaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms