Qaamuuska Asalka
carshacarshe
MagacLafdheeri
Macnaha
Qas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoÿ(1).
Erayo la-mid ah
carsaanyoNaflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab o…carsaanyowCudur halis ah oo jirka meeshuu gala cuna si dhaqsana ugu fi…carshaashaynld carshacarshayn.carshaasheeHawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.carshaasho1. (ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo. 2.…carshi1. Sariirta boqorka. 2. Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyaha…carshinDhul daaq leh, dhulka xooluhu daaqaan.

