Qaamuuska Asalka
caarsii
(-iiyay, -iisay)Falg2
Macnaha
Badda si xoog leh wax uga soo jiidid.
Erayo la-mid ah
caar1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.…caaradAf fiiqan oo wax mudi kara.caarad1. Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa. 2. Asbuuc,…caarad-dhuub1. Wax kasta oo af fiiqan leh. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo …caariMarka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.caari/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga…caarid(juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka e…caarifNin aqoon dheerad ah leh.

