Qaamuuska Asalka
caarad
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa. 2. Asbuuc, bil sanad iwm billowgiisa.
Erayo la-mid ah
caar1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.…caarad-dhuub1. Wax kasta oo af fiiqan leh. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo …caari/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga…caariMarka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.caarid(juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka e…caarifNin aqoon dheerad ah leh.caariyeysashold caariyeysad, caariyeysi.caariyeysoWax caariyo ahaan u qaadasho.

