Qaamuuska Asalka
caari
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.
Erayo la-mid ah
caar1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.…caaradAf fiiqan oo wax mudi kara.caarad1. Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa. 2. Asbuuc,…caarad-dhuub1. Wax kasta oo af fiiqan leh. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo …caarid(juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka e…caarifNin aqoon dheerad ah leh.caariyeysashold caariyeysad, caariyeysi.caariyeysoWax caariyo ahaan u qaadasho.

