Qaamuuska Asalka
caarid
(-dyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka ee badda dusheeda, kaas oo dhaca ugu dhawaan maalintii labo jeer waxaana sababa cufisjiidadka dayaxa iyo ka qorraxda oo isna si kan yar u sababa. Badweynnada furan, faraqa u dhexeeya heerarka hirarka sare iyo hirarka gaaban wuxuu ka yaryahay 1 m, laakin badaha gunta gaaban ee qaaradaha saaran faraqu wuxuu gaarayaa in ka badan 6 m, gacannada dhuuban ee hirarka leh waxaa dhici karta faraqu inuu gaaro 15 m ama ka badan.
Erayo la-mid ah
caar1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.…caaradAf fiiqan oo wax mudi kara.caarad1. Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa. 2. Asbuuc,…caarad-dhuub1. Wax kasta oo af fiiqan leh. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo …caariMarka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.caari/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga…caarifNin aqoon dheerad ah leh.caariyeysashold caariyeysad, caariyeysi.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
