Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan. 2. Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.

Erayo la-mid ah

caaradAf fiiqan oo wax mudi kara.caarad1. Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa. 2. Asbuuc,…caarad-dhuub1. Wax kasta oo af fiiqan leh. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo …caariMarka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.caari/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga…caarid(juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka e…caarifNin aqoon dheerad ah leh.caariyeysashold caariyeysad, caariyeysi.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms