Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caarooti

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cir cusub oo daruurihiisa biya ka buuxaan. 2. Meseggo, galley iwm oo sabuul saartay. 3. ld caarootiyid.

Erayo la-mid ah

caar1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.…caaradAf fiiqan oo wax mudi kara.caarad1. Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa. 2. Asbuuc,…caarad-dhuub1. Wax kasta oo af fiiqan leh. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo …caariMarka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.caari/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga…caarid(juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka e…caarifNin aqoon dheerad ah leh.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms