Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caaro

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Cayayaan siddeed lugood leh, samaysta dabin shabaq ah oo bahallada yaryari ugu dhacaan. 2. Cuncun oogada laga dareemo oo barar leh; cadanyo; xajiin.

Erayo la-mid ah

caar1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.…caaradAf fiiqan oo wax mudi kara.caarad1. Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa. 2. Asbuuc,…caarad-dhuub1. Wax kasta oo af fiiqan leh. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo …caariMarka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.caari/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga…caarid(juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka e…caarifNin aqoon dheerad ah leh.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms