Qaamuuska Asalka
caajisnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Caajis ahaansho. ld cajisnimo.
Erayo la-mid ah
caajiQof in uu wax ka caago gayeysiin.caajis1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacay…caajisHawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qab…caajisadHaweenay wahsi iyo hawl nacayb badan. ld cajisad.caajisanQof caajis ah noqosho. ld cajisan.caajisiQof cajis ka dhigid. ld cajisi.caajisidld cajisid.caajisinld cajisin.

