Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caajisan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Qof caajis ah noqosho. ld cajisan.

Erayo la-mid ah

caajiQof in uu wax ka caago gayeysiin.caajis1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacay…caajisHawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qab…caajisadHaweenay wahsi iyo hawl nacayb badan. ld cajisad.caajisiQof cajis ka dhigid. ld cajisi.caajisidld cajisid.caajisinld cajisin.caajisnaanld caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms