Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caajis

(-siin/-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis¹.

Erayo la-mid ah

caajiQof in uu wax ka caago gayeysiin.caajisadHaweenay wahsi iyo hawl nacayb badan. ld cajisad.caajisanQof caajis ah noqosho. ld cajisan.caajisiQof cajis ka dhigid. ld cajisi.caajisidld cajisid.caajisinld cajisin.caajisnaanld caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaansho.caajisnaansho/dh ld caajisnaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms